Somali Verbal Arts (Folk Tale)

Autores

  • Maryan ALI Howard University, Washington, DC, USA

Resumo

 Waa hore, waxaa colloobay digiiran iyo barely, dhiilladiina dagal ka dhacay. Maalin dambe, ayaa koox farabadan oo bakeyle ah, iyo goosan digiir--an ahi dagaal foodda is dareen. Digiirankii markuu ogaaday in laga badan yahay, buu cadowdii jar u maleegay. Kooxo yaryar buu isku qaybiyay, mid walbana inta ciidanka bakeylaha soo dul maro, bay ku  yidhaahdaan, “digiiran duullaan ah ma aragteen?” Markuu waxa is dib dhaafaya arkay, buu bakeyle baqday. Abbaanduulihii kolkuu ogaaday, inaan ciidankiisu is haysan, ayuu ku yidhi, “Bakeylow nin iyo bur.! Markuu warkaas maqley, buu bakeylihii kala firxaday, maalintaas dabadeedna iskuma iman. Cabsidii uu berigaas qaadayna, waa kan weli ku kala maqan, lana gariiraya.

Downloads

Não há dados estatísticos.

Downloads

Publicado

06-08-2025

Como Citar

ALI, M. (2025). Somali Verbal Arts (Folk Tale). JINGA SEPÉ: evista nternacional e ulturas, Línguas fricanas rasileiras (ISSN: 2764-1244), 5(Especial II), 63–64. ecuperado de https://revistas.unilab.edu.br/njingaesape/article/view/2352